Al Shabaab oo Xukun dil ah ku fulisay Nin dil iyo Kufsi geestay

Xarakada Al Shabaab ayaa xukun dil ah ku fulisay nin la sheegay in uu dil iyo kufsi u geestay haweeney waayeel aheyd oo kunooleed Deegaan katirsan gobolka Baay. Maxkamad Al Shabaab leedahay ayaa xukun dil ah ku riday Aaden Ibraahim Aaden oo lagu helay in uu kufsi iyo dil u geestay haweeney da’ ah, waxaana Maxkamada … Continue reading Al Shabaab oo Xukun dil ah ku fulisay Nin dil iyo Kufsi geestay